Qeexid

"Wax jilicsan oo dabka la shidayo marka hore lagu huriyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lul oo kali ah:
  • Weirs ayaa tidhi “Ma intaad dhiigaygii jaqday ayaad I jalaysaa?” isagoo si la yaab leh u soo daymooday Geelle ayuu yidhi “yaa….bal shaydaanka iska naaroo ha is kululayn”.
  • Waxa la sheegayaa in ciidamada Itobiyanka ay dagaal kala horyimadeen ciidamo kale oo ka soo horjeeda kuwaas oo dagaal kulul uu ku dhexmaray tuulada Goobaale banaankeeda.