Qeexid
"eeg lulan1."
"eeg lulan1."
Wadaag:
Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay.
m.dh
Wadaag:
Wax ruxid.
Wax meel ka soo lalmin.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Wax jilicsan oo dabka la shidayo marka hore lagu huriyo.
m.dh.u
Wadaag:
(f.g) Caano iwm si subag looga dhaliyo ruxasho.
(f.g) Geed si miro looga daadiyo ruxasho.
(f.mg) Barwaaqo ku noolaansho. 4. (f.mg) Ka l.: wax meel sare ka soo laallaadsasho.
f.g
-ushay, -ulatay
Wadaag: