Qeexid
"eeg lulmoo."
"eeg lulmoo."
Wadaag:
Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay.
m.dh
Wadaag:
Wax ruxid.
Wax meel ka soo lalmin.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Wax jilicsan oo dabka la shidayo marka hore lagu huriyo.
m.dh.u
Wadaag: