Qeexid

"Beer la abuurayo lun u yeelid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lumee oo kali ah:
  • Luqadahii dadkii loogutagay Kolonbiya ee hindida haa dhamaantood way lumeen oo waydabar go'een.
  • "Madaafiicdu waxay nagu bilowdeen inagoo hurdayna xalay saqdii dhexe, qof wuxuu ku sasay hurda, wuuna cararay, caruurtii haweenkii iyo waayeelkii way kala lumeen" ayuu yiri Axmed Caga-weyne oo ka mid ah dadka deegaanka una warramay GO.