Qeexid

"eeg lumi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lumin oo kali ah:
  • Haddaba dadaalka iyo waqtiga lagu luminayo raadinta iyo diidmada ciidan shisheeye ha lagu bixiyo nabadaynta iyo isu soo celinta kalsoonida qaybaha bulshada.
  • Tusaale: waxaa dhacay wiil ayaa gabadh jeclaaday jacayl aan ujeedo lahayn, ismuu waydiin maxay kuu faa’idaynaysaa, maxayse kaa luminaysaa.