Qeexid
"Roobka ka hor beer abuurid."
[-deeyay, -deysay]
luncadde eeyay
luncadde eysay
f.g2"Roobka ka hor beer abuurid."
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigid.
Arrin la qarinayey soo bandhigid.
Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Roob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin dhigid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Qosol yar iyo farxad ilkaha ka muujin.
f.mg2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
(f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
(f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f.g
-deeyay, -daysay
Wadaag: