"ld luncaddeyn."
Wadaag:
Eeg luncaddeys
eeg luncaddee.
m.f.dh
Roobka ka hor beer abuurid.
f.g2
-deeyay, -deysay
L. ah: beer roobka ka hor la abuuray.
m.l
Marka beerta roobka ka hor la abuuro.
Roob yar aan dhulka biyo dhigin.
ld cadcaddeyn.
ld buraddeyn.