"L. ah: beer roobka ka hor la abuuray."
Wadaag:
Marka beerta roobka ka hor la abuuro.
m.l
Roobka ka hor beer abuurid.
f.g2
-deeyay, -deysay
ld luncaddeyn.
eeg luncaddee.
m.f.dh
Eeg luncaddeys
Dayaxa labadiisa toddobaad ee hore.
Habayn dayax leh.
m.dh
Tagxumo; nasiibdarro. ld saancad (2).
Nooc dhuugga ka mid ah, yaryar, leh midab cad oo meeshi uu ku dhego aan si sahlan uga kicin.
C. ah: roob yar oo aan dhulka biyo dhigin.