"Abuur roobka ka dib beer lagu abuuray."
Wadaag:
Beer rays leh abuurid.
f.g2
-iyay, -isay
eeg lungaduudi.
m.f.dh
ld lungaduudin.
m.l
Eeg lungaduudis
Tabardarro awgeed tartiib u socosho.
f.mg1
-day, -dday
Labada waqti ee ay qorraxdu marna soo baxayso marna dhaceyso middood.