Qeexid
"Ammaano ama baadi cid haysay ku tagri falasho."
[-saday, -satay]
luns aday
luns atay
f.g3"Ammaano ama baadi cid haysay ku tagri falasho."
Wadaag:
Meel dhoobo qoyan oo jilicsan leh oo marka cagta la saaro hoos ula degta.
(- uman, m.l) God marka beeraha la abuurayo miraha lagu duugo.
God hoos u dheer. 4. L. ah: dhar duug ahoo diindiimaya.
m.l
Wadaag:
Xoolo iwm meel u kaxaysasho.
Dan, arrin iwm meel marsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: