Qeexid
"U l.: cid afka u dhaqid."
[-qay, -qday]
luqluq2 ay
luqluq2 day
f.mg1"U l.: cid afka u dhaqid."
Wadaag:
Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Cod gaar ah oo gabayada iyo heesaha lagu qaado; cod lagu dheeraysto oo laga xareediyo.
m.dh
Wadaag:
(-umo/-qmo, m.l) Oogada nafleyda, inta u dhexeysa madaxa iyo garbaha; sur; qoor.
m.dh
Wadaag: