"ld luqluqasho."
Wadaag:
Eeg luqluqad
ld luuqad.
m.dh
Eeg luqad
eeg luqluqo.
m.f.dh
(-do, m.l) Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan.
Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho.
f.mg3
-qday, -qatay
Biyo yar oo afka gudahiisa lagu dhaqdo.
m.l
U l.: cid afka u dhaqid.
f.mg1
-qay, -qday
eeg luqluq2.
(-do, m.l) In cunto ah oo hal mar afka la geliyo ama la goosto.
(-do, m.l) B. ah: gabar qaangaar ah.