[-qday, -qatay]
luqluq day
luqluq atay
"Afka gudihiisa biyo yar ku dhaqasho."
Wadaag:
ld luuqad.
m.dh
U l.: cid afka u dhaqid.
f.mg1
-qay, -qday
Biyo yar oo afka gudahiisa lagu dhaqdo.
m.l
eeg luqluq2.
m.f.dh
ld luqluqasho.
Eeg luqluqad
eeg luqluqo.
ld luqmad.
(-umo/-qmo, m.l) Oogada nafleyda, inta u dhexeysa madaxa iyo garbaha; sur; qoor.