Qeexid
"Legdidda nafley la legdo iyadoo qoorteeda la wareejinaayo."
"Legdidda nafley la legdo iyadoo qoorteeda la wareejinaayo."
Wadaag:
Nafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm.
m.l
Wadaag:
Tiro, tiro la eg lagu dhuftay.
Isku laabidda xarig laba jeer laysku laabo.
m.l
Wadaag:
(-umo/-qmo, m.l) Oogada nafleyda, inta u dhexeysa madaxa iyo garbaha; sur; qoor.
m.dh
Wadaag:
Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
m.l
Wadaag:
Xoolo dhicis weyn soo ridid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Suuqadda dumarku qoorta ku xirto jaad ka mid ah oo gaaban.
m.l
Wadaag: