Qeexid
"Nafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid."
[-ray, -rtay]
luqunjibbaar2 ay
luqunjibbaar2 tay
f.g1"Nafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid."
Wadaag:
Legdidda nafley la legdo iyadoo qoorteeda la wareejinaayo.
m.l
Wadaag:
Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo.
m.l
Wadaag:
Tiro, tiro la eg ku dhufasho.
Xarig laba jeer isku laabid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-umo/-qmo, m.l) Oogada nafleyda, inta u dhexeysa madaxa iyo garbaha; sur; qoor.
m.dh
Wadaag:
Jibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”.
m.l
Wadaag:
Xoolo dhicis weyn soo ridid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Suuqadda dumarku qoorta ku xirto jaad ka mid ah oo gaaban.
m.l
Wadaag: