Qeexid

"Tabardarro awgeed tartiib u socosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luud oo kali ah:
  • Laakiin wargeyska ayaa isna hoosta ka xarriiqay in ciidamo caalami ah, oo waajibaadkooda uu cad yahay,dhaqaale ku filanna heysta, ay dhab ahaan soo dabbaali karaan horumar haba iska luudee lagu tashan karo.
  • Wuxuu isku metelayaa sidii qaalin (neef geel ah oo yar) oo uu cudurka dhugatada la yidhaahdaa ku dhacay oo geelii gaadhi waayey xanuun dartii oo iska daba luudaya.