Qeexid

"(-iyo, m.dh) Kal yar oo bir ah oo lagu tumo geedaha shaaha lagu darsado iyo bunka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine