Qeexid
"Wax luufluuf hayo ahaansho."
[-naa, -nayd]
luufluufsan aa
luufluufsan ayd
f.mg4"Wax luufluuf hayo ahaansho."
Wadaag:
Weel iwm dildillaacid.
Wax baabi'id.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax dildillaacin.
Wax baabi'in.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax soo orday oo neeftuuraaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Summad: Lm. Halbeegga caalamiga ee burqad iftiimeedka, loona qeexo burqadka iftiinka ee ka soo kaaha bar iftiin oo itaalkeedu yahay hal kandeela (cd), una baahaya hab toobineed leh xagal adke oo ah hal istaraadiyan. Sidaas awgeed, 1 lm = (1/4O)cd.
m.l
Wadaag:
Cunto yar oo hambo ah uruurin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: