Qeexid
"Sanad qorraxeedka bishiisa toddobaad; juulaay."
"Sanad qorraxeedka bishiisa toddobaad; juulaay."
Wadaag:
Iniino kulkulucsan, sida dhagaxa u adag oo cad ama midab kale leh aadna qaali u ah, kuna dhex jira laba qalbac oo dhulman ah oo laga helo badda gudaheeda.
m.l.u
Wadaag:
Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Tabardarro awgeed tartiib u socosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: