Qeexid

"Dhudda uu ku taaganyahay geed meseggo ama gallay."

Qeexid Kale

Hammuun, qadsanaar.

Qeexid Xigta

Qolof iyo xayaabo layiig ah oo qof aad u harraaday faruuryihiisi yeeshaan; jiil.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luun oo kali ah:
  • Libaaxbadeed ( ingiriis : Shark) waa kaluun dheer, wayn oo bada ku dhex nool kaas oo cuna hilibka xayawaanka iyo kaluunka.
  • Khayraadka: Khayraadka dabiiciga ah ee dalka jasiiradaha Fiji waxa kamid ah geedka timber-ka, Kaluunka, Dahabka, copper, saliida dalka ku kaydsan iyo awooda biyaha lagaga dhaliyo tamarta ee (hydropower).