"ld dhuunqabad."
Wadaag:
Dhudda uu ku taaganyahay geed meseggo ama gallay.
Qolof iyo xayaabo layiig ah oo qof aad u harraaday faruuryihiisi yeeshaan; jiil.
Hammuun, qadsanaar.
m.l
ld labasho.
Tib xoog leh oo sabuulka meseggada lagu shukulo.
m.dh
Orgi yar oo bilaabay kudidda riyaha.
ld qabasho.
ld gacanqabasho.
ld laabasho.
(-do, m.l) Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan.