Qeexid

"(-do, m.l) Af ay ummadi leedahay oo ay isku fahmaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luuqad oo kali ah:
  • Haddii aan ku soo noqdo dooddan labaad, horta waa hal-ku-dheg ku batay (cliché) luuqadda siyaasadda in qofkii kursi-doon noqdaba uu qolyaha kursiga ku fadhiyo u raadiyo eed iyo dacaayad bah-dil ah.
  • Luuqadhaa lagaga hadlo dalka waxa ugu horeysa luuqada Boortaqiiska oo ah luuqad laga dhaxlay gumaytihii Portaqiiska oo dalka haysan jiray xiligii gumaysiga.