Qeexid

"Ku l.: hees ama gabay iwm cod macaan ku qaadid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luuqee oo kali ah:
  • Marka laga hadlayo fanka, abwaanka X.Gujis, waxa heesihiisa ka mid ah “Gaasire” oo ka mid ah heesaha uu ku luuqeeyo fannaanka caanka ah Alla ha u naxariistee Axmed Mooge Liibaan.
  • Waxaa ka dhinnaa, qarkana ay isula saarnaayeen, inay isugu luuqeeyaan:-"Caashaqii ku dhega-tira, Afka lagama dhowro", "Waxaan dhugaa Dhawaaqaaga Beeraha dhexdooda","Wixii aan dhedhemiyaa, waa ii dhanaan yihiin" iwm.