Qeexid
"Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid."
[-say, -stay]
luusluus2 ay
luusluus2 tay
f.g1"Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid."
Wadaag:
Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Liqid la liqo cunto iyadoo aan la ruugin.
L. ah: qof waayeel ah oo tallaabada iyo waxqabdkuba dhibaan.
m.l
Wadaag:
Tabardarro awgeed tartiib u socosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Iniino kulkulucsan, sida dhagaxa u adag oo cad ama midab kale leh aadna qaali u ah, kuna dhex jira laba qalbac oo dhulman ah oo laga helo badda gudaheeda.
m.l.u
Wadaag: