Qeexid
"Qurub tilmaamaya in weerta falkeeda uu yahay fal diidmo. Tus. “Cali ma imaanayo”."
"Qurub tilmaamaya in weerta falkeeda uu yahay fal diidmo. Tus. “Cali ma imaanayo”."
Wadaag:
Wax isticmaalkooda caadeeysasho. ld mab.
f.mg1
-may, -mtay
Wadaag:
(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m.l
Wadaag:
Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh.
Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
m.l
Wadaag:
mas'uul m.l (-llo/-liin, m.dh) 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Wadaag:
Qurub tilmaama in ay su'aali saaran tahay ereyga uu weheliyo.
Qurub tilmaama in ay su'aali saarantahay erayga uu ku nudanyahay.
Qurub ka muuqda su'aal ee qof lagu dhiirigelinayo in uu fal sameeyo.
qr.we
Wadaag: