Qeexid

"ld maadasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maadad oo kali ah:
  • Haddii la qiimeynayo tusaale ahaan buundo ( bridge ) tayadeeda iyo qaab dhismeedkeeda waxaa qiimeyn kara oo kaliya qof injineer ah oo la fahmi kara injineerkii hore qaab dhismeedka uu isticmaalay iyo maadada uu isticmaalay.
  • In Luuqada Soomaaliga noqoto midda kowaad ee wax lagu barto, islamarkaasna uusan gudbayn qofkii ku dhaca maadada Af-somaliga, Luuqada Carabigana ay noqoto midda 2-aad.