Qeexid
"maaddaama xi. ld maadaama."
"maaddaama xi. ld maadaama."
Wadaag:
maadaama xi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama roob uu da'ayo iska joog”. ld maaddaama.
Wadaag:
Khad; dawaad.
Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
m.dh
Wadaag:
Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka mid ah oo kala ah: adke, hoore, iyo neef.
Qayb cilmiyeed isku wax ka hadleysa. ld maaddad.
m.dh
Wadaag:
M. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kasta ka hormariya.
m.l.kh
Wadaag:
(fiis.) M. ah: tibix la cabbiri karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo saari karo.
m.l.kh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof aan hawsha ka daalin, hawlkar.
m.l
Wadaag:
(fals.) Fikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan maaddo ahayn.
m.dh
Wadaag:
Wax halis ka dhawrid. ld maari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka m.: halis iska ilaalid. ld maaro2.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Caws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha biya mareennada ah.
m.l
Wadaag:
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: