Qeexid

"M. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kasta ka hormariya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maaddi oo kali ah:
  • Oo marka aanu ka hortagno isqabqabsigaas oo aan ku beddelno midnimo; ayaanu ka dib la imaan karnaa awoodda maaddiga ah.
  • Annaga ma awoodno maanta oo ma haysanno wax hub maaddi ah oo lagu dagaalgali karo..