Qeexid
"Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar2, weegar2, waageer2."
[-ray, -rtay]
maageer2 ay
maageer2 tay
f.g1"Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar2, weegar2, waageer2."
Wadaag:
Meel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, weegaaro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar1, waageer1, weegaar1.
m.l
Wadaag:
Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran, waag
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
eeg maageero. ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.
m.f.dh
Wadaag:
Ka m.: wax cabsi darteed uga dheeraansho.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m.dh
Wadaag:
Qof gardarraysasho.
Doonid ama damcid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Socod wareeg ah socosho.
Ku m.: xarig wax ku xirid.
Ku m.: maal, derejo iwm cid kale ku wareegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (jool.) Walax dhalaashan oo laga helo hoosta dhadhaabada adag ee qolofta dhulka, mararka qaarkoodna waaxa la arkaa marka ay folkanaha ka soo baxayso.
m.dh
Wadaag: