Qeexid
"Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran, waag"
[-rmay, -rantay]
maageeran may
maageeran antay
f.mg1"Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran, waag"
Wadaag:
Meel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, weegaaro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar1, waageer1, weegaar1.
m.l
Wadaag:
Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar2, weegar2, waageer2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg maageero. ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.
m.f.dh
Wadaag:
Qof gardarraysasho.
Doonid ama damcid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax dambas lagu duugay ahaansho (dab).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Ka m.: wax cabsi darteed uga dheeraansho.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag: