Qeexid Xigta
ld meegaarid, waageerid, weegaarid.
ld meegaarid, waageerid, weegaarid.
Wadaag:
(-rro, m.dh) Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar1, waageer1, weegaar1.
m.l
Wadaag:
Meel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, weegaaro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar2, weegar2, waageer2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran, waag
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
eeg maageero. ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.
m.f.dh
Wadaag: