Qeexid

"Wax maahsan ka dhigid; is m.: qof caqligiisu maqanyahay iska dhigid; is khaafin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maahi oo kali ah:
  • "aniga Dowlada ka mid maahi mucaaradna kuma ihi sidaa daraadeed cid aan gaar ah ula safanahay ma jirto" ayuu sii raaciyay hadakiisa.
  • Hadaba waxqabadla'aanta dawladan Ra'iisal Wasaare Harper iyadoo muwaadin ka mid muwaadiniinta wadankan ay Dawlada Itoobiya sidaa ugu tomato xuquuqdiisa aasaasiga ah ay xusuusinayso shacabka dareen la mid ah arintii ku dhacdey Maahir Arar.