Qeexid

"(-ho, m.l) Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maahmaah oo kali ah:
  • Soomaalidu waxa ay ku maahmaahdaa "nin walba aqoontiisuu hadlaa," hadalka wasiirkana waxa ka cad in aanu aaminsaneyn Somaliland, in aanu sama ka talis ku kicin, in uu qori dableh la wareegaayo, uuna xume ku kala beerayo beelaha walaalaha ah.
  • Afareey waa qeyb ka mid ah Maahmaahda laakiin ka kooban afar qeybood.