Qeexid
"(-ho, m.l) Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo."
"(-ho, m.l) Erayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo."
Wadaag:
Maamaah sheegid ama allifid.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag:
Wax maahsan ka dhigid; is m.: qof caqligiisu maqanyahay iska dhigid; is khaafin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Miro aad u bislaaday; dhuguc.
Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan.
ld mashmashid.
m.l
Wadaag:
Qof aan fiiro iyo feejegnaan u lahayn goobta uu joogo wax ka dhacaya oo qalbigiisu ku hawlanyahay meel kale ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-bab, m.l) Shax warqad ku sawiran oo tilmaamaysa dhulka oogadiisa, ama qayb ka mid oo ay leeyihiin waddammada, badaha, webiyada, buuraha iwm; khariiddada.
m.l
Wadaag:
Dhul nabaadguuray.
Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.
Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
m.l
Wadaag: