Qeexid
"U maakhadee cid been ku madadaalin."
[-deeyay, -deysay]
maakhade eeyay
maakhade eysay
f.mg2"U maakhadee cid been ku madadaalin."
Wadaag:
(riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Ul yar, dheer oo madax ballaaran leh oo soorto marka la karinaayo lagu walaaqo; irbe.
m.l
Wadaag:
Qof dhintay quraan u akhrin.
Digsi dabool saarid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Cunto fookhad u yeelid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Cid barkhad siin (Eebbe).
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Si farsama leh arrin u xallin.
Maar ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag: