Qeexid

"Mashruuc hantigelin si loo hormariyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maalgeli oo kali ah:
  • Tababarkan iyo kuwa ka horeeyayba waxa maalgelisay hay’adda IRC.
  • Waqtigan aynu ku jirno ee la doonayo in dalku ka baxo barnaamijyada ay wadaan hay’adaha shisheeye ee gargaarka deg-degga ah ayaa qasbaaya inaynu isu habayno sidii Somaliland ay u heli lahayd maalgelinta mashaariicda horumarinta.