Qeexid

"maalin dayaxeed m.dh (-lmo ..., m.l) (c.fal.) Inta uu soconayo hal isrog oo dhulku dhidibkiisa isku rogo iyadoo loo fiirinayo dayaxa, ama waa muddo waqti ah oo u dhexaysa labo udub oo isku xiga oo dayaxu ku sameeyo dhig. Muddadaas oo la eg ilaa 24 saacadood iyo 50 daqiiqo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maalin oo kali ah:
  • Maalintii shaley ayaa waxaa ku dhintey suuqa Bakraaha 17 qof halkaas oo uu ku habsadey madfac dad isugu jira ganacsato iyo dadweyne dukaameysanayey.
  • Dagaalkaan ayaa magaalada Galkacayo uga dhacey xiliyo kala duwan islamarkaana sii xoogeystey maalintii shaley 24 Dec,2009 kaas oo sababey khasare badan oo nafeed.