Qeexid
"eeg maali. ld maalis1."
"eeg maali. ld maalis1."
Wadaag:
maalin dayaxeed m.dh (-lmo ..., m.l) (c.fal.) Inta uu soconayo hal isrog oo dhulku dhidibkiisa isku rogo iyadoo loo fiirinayo dayaxa, ama waa muddo waqti ah oo u dhexaysa labo udub oo isku xiga oo dayaxu ku sameeyo dhig. Muddadaas oo la eg ilaa 24 saacadood iyo 50 daqiiqo.
Wadaag:
maalin firfircoone m.l (-ayaal, m.l/dh) Waxaa lagu sharxa noolayaasha aad u firfircoon maalintii. Tus. “Noolayaashaasi cuntadooda waxay raadsadaan maalintii”.
Wadaag:
/dh (-lmo, m.l) Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).
m.l
Wadaag:
Hawl maalin dhan socoto oo aan kala go' lahayn.
ld maalingaalid.
m.l
Wadaag:
Hawl maalin dhan wadid iyada oo aan la kala goyn.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-lmo, m.l) Neef geel ama lo' ah oo aan weli gaarin da'dii curashada.
m.dh
Wadaag:
Fogaan dhan in qof socod ku gaari karo hal maalin.
Socod dharaarta la sameeyo.
m.l
Wadaag:
Xoolo maalin dhan ceel jooga.
ld maalinjoogid. Booqasho hal maalin ah.
m.l
Wadaag:
Booqashada hal maalin ah cid ugu tegid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: