Qeexid

"Hanti."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maaliyad oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu Mingistu afka iiga soo sheegay inay jirto lacag 20 milyan oo Birr ah oo ay na siisay Kuwayt, ka dib markii aynu gacanta siinay xiligii dagaaladii gacanka, lacagtaasna halka ay taal waxa garanaya Haylu Yamanu iyo wasiirka maaliyadda.
  • Sidoo kale madaxda wasaaradda maaliyadu waxay warbixintooda ku xuseen inuu dakhligii kal hore soo baxay noqday lacag gaadhaysa 105 bilyan Sh.