Qeexid
"Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo."
[-iiyay, -iisay]
maalsi iyay
maalsi isay
f.lg2"Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo."
Wadaag:
Hanti.
ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado.
ld maalid.
m.l
Wadaag:
maalin firfircoone m.l (-ayaal, m.l/dh) Waxaa lagu sharxa noolayaasha aad u firfircoon maalintii. Tus. “Noolayaashaasi cuntadooda waxay raadsadaan maalintii”.
Wadaag:
Wax la lisay ahaansho (neef irmaan).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
maalin dayaxeed m.dh (-lmo ..., m.l) (c.fal.) Inta uu soconayo hal isrog oo dhulku dhidibkiisa isku rogo iyadoo loo fiirinayo dayaxa, ama waa muddo waqti ah oo u dhexaysa labo udub oo isku xiga oo dayaxu ku sameeyo dhig. Muddadaas oo la eg ilaa 24 saacadood iyo 50 daqiiqo.
Wadaag:
Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin.
Wax kale dul marin (wax).
Wax meel ku dul socodsiin. 4. Arrin cid kale ogaysiin (gob). 5. Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
/dh (-lmo, m.l) Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).
m.l
Wadaag:
Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: