Qeexid
"ld maamin."
"ld maamin."
Wadaag:
maadaama xi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. Tus. “Maaddaama roob uu da'ayo iska joog”. ld maaddaama.
Wadaag:
(-bab, m.l) Shax warqad ku sawiran oo tilmaamaysa dhulka oogadiisa, ama qayb ka mid oo ay leeyihiin waddammada, badaha, webiyada, buuraha iwm; khariiddada.
m.l
Wadaag:
Hawl si wanaagsan u agaasimasho. ld maamulo.
f.g3
-ushay, -ulatay
Wadaag:
Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah.
Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.
m.l
Wadaag: