Qeexid
"Habka hawl loo fuliyo."
Qeexid Xigta
ld maammulid.
"Habka hawl loo fuliyo."
ld maammulid.
Wadaag:
Hawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul2.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Hawl si wanaagsan u agaasimasho. ld maamulo.
f.g3
-ushay, -ulatay
Wadaag:
Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah.
Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.
m.l
Wadaag:
Wax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hab aan wanaagsanayn oo hawl loo fuliyo. ld maamulaxumo.
m.dh
Wadaag:
eeg maamulan. ld maammulnaansho, maamulnaan maamulnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Hanti.
ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado.
ld maalid.
m.l
Wadaag:
(m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa.
M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha.
M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.
m.l
Wadaag: