Qeexid
"Hawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul2."
[-ulay, -ushay]
maammul2 lay
maammul2 shay
f.g1"Hawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul2."
Wadaag:
Hawl si wanaagsan u agaasimasho. ld maamulo.
f.g3
-ushay, -ulatay
Wadaag:
Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah.
Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.
m.l
Wadaag:
Wax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hab aan wanaagsanayn oo hawl loo fuliyo. ld maamulaxumo.
m.dh
Wadaag:
eeg maamulan. ld maammulnaansho, maamulnaan maamulnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
Neef ari ah aad u caatoobid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag: