Qeexid
"Hawl si wanaagsan u agaasimasho. ld maamulo."
[-ushay, -ulatay]
maammul shay
maammul latay
f.g3"Hawl si wanaagsan u agaasimasho. ld maamulo."
Wadaag:
Hawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul2.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah.
Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.
m.l
Wadaag:
Wax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Hab aan wanaagsanayn oo hawl loo fuliyo. ld maamulaxumo.
m.dh
Wadaag:
eeg maamulan. ld maammulnaansho, maamulnaan maamulnaansho.
m.f.dh
Wadaag: