Qeexid Xigta
ld naamuusid.
ld naamuusid.
Wadaag:
Cid si xushmad iyo wanaag leh u soo dhaweyn. ld naamuus2.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(-do, ml.) Sariir weyn oo kulligeed qoryo ka samaysan, oo xardhan dushana hagoog ku leh. ld maamuusiyad.
m.dh
Wadaag:
Cid sharafta ka qaadid. ld naamuusjebi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-bay, -btay; -jebi) Ceeb dhacday awgeed, sharaf beelid (qof). ld naamuusjab2.
f.mg1
Wadaag:
Sharafta iyo xushmadda oo la waayey ceeb dhacday darteed, maskabjab. ld naamuusjab1.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.
m.dh
Wadaag: