Qeexid

"Diidmo, oggolaansho la'aan."

Qeexid Xigta

ld maanicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maanac oo kali ah:
  • Mar walba wuxuu ku andacoodaa in diintu wax daadaadinta reebtay, kumase daro in diintu gacan adaygana maanacday.
  • Markaa waa u jawaabay oo waxaan idhi, wax iga maanacaya inaan Xisbi gallo, oo damacayga siyaasiga ah diidayaa ma jirto.”