Qeexid

"ld maandhaafid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maandhaaf oo kali ah:
  • "Dhiacyadu waxay saxiixi doonaan heshiiskii ay ku gaareen Jabuuti oo carqalado la kulmay, waxaana qodobada la saxiixayo ka mid ah qodobka xabadjoojinta iyo bixitaanka Ethiopia oo si weyn la isugu maandhaafay" ayuu yiri wakiilka UN-ka ee Somalia.
  • Dhanka Kale Kulankii maanta oo ay soo xaadireen In ka badan 160 Xildhibaano ayaa lagu kala dareeray, kaasoo si rasmi ah ay xildhibaanada isugu raaci waayeen qodobka la Xisaabtanka Xukuumada oo ay wali isku maandhaafsan yihiin xildhibaanada.