Qeexid
"ld maandhaafid."
"ld maandhaafid."
Wadaag:
Is m.: is afgaranwaayid, isku khilaafid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.
m.l
Wadaag:
Erey qof dheddig ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandha.
u.j
Wadaag:
Erey qof labood ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandhow.
u.j
Wadaag:
Wax maalin la sameeyo malinna la dhaafo; fal hawl iwm oo inta maalin la qabto maalinna la baajiyo..
m.l.fk
Wadaag:
Faragelinta idan la'aan lagu sameeyo wax qof kale leeyahay.
ld gacandhaaf.
m.l
Wadaag:
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin.
Wax qiimo iyo qaayo badan leh.
Arrin iwm oo xallinteedu qasabtahay.
m.l
Wadaag:
F. ah: weel qaadkiisa badar ka badan lagu shubay.
m.l.kh
Wadaag:
Xoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.
m.l
Wadaag:
Gabow awgiis wax la kala garan waayid (qof).
f.mg1
-ay, -day
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.
f.g1
Wadaag:
M. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.
m.l.kh
Wadaag:
Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.
m.l
Wadaag: