Qeexid
Erey qof dheddig ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandha.
Erey qof dheddig ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandha.
urur / collective
Jagaale / ordinal
u.j
Qeexid: ld maandhay.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maandhaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Is m.: is afgaranwaayid, isku khilaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
u.j
Qeexid: Erey qof labood ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandhow.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
u.j
Qeexid: ld maandhe.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid Xigta: ld maandhaaf1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: maantay fk. ld maan2.
f.mg1
Labdhedig: -ay, -day
Qeexid: Gabow awgiis wax la kala garan waayid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maalinta la joogo.
Qeexid Xigta: M.ta: beriga.
Qeexid Kale: M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Awoodda garashada ee qof leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweenay an caqli badnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid maankeeda beddelid.
Qeexid Xigta: Qof sakhraamin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg baandhee. ld baandhays (2), baandho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay.
Qeexid Xigta: ld baandhayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg maandow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Diidmo, oggolaansho la'aan.
Qeexid Xigta: ld maanicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -nici) Ka m.: cid wax ka maammnuucid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: maanta fk. ld maan2 (2).