Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine